Home / Activity / SOLJA Oo daahfurtay Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerka Saxaafadda

SOLJA Oo daahfurtay Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerka Saxaafadda

Hargeysa-SOLJA-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa daahfuray Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerarka Warbaahinta Somaliland oo isugu jira Xeerka Saxaafada iyo xeerka baahinta, munaasibadan oo lagu qabtay maansoor Hotel ayaa waxa ka soo qayb galay, Wasiiro, Xildhibaano, ururada bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta Qaybaheeda kala duwan.

ugu horeyn gudoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac oo faah faahiyey Daahfurka Mashuuca ayaa sheegay inuu kulankan daahfurka ahi daba socdo kulama hore oo lagu soo lafa guray Xeerka Saxaafada halkiina laga sii wadi doono iyadoo kan xooga lagu saari doono xeerka baahinta ee loo yaqaano Broadcasting Law.

dhinaca kale masuuliyiin isugu jirta Xildhibaano, Wasiiro iyo Gudoomiyaha Dalada SONSAF  Mustafe Sacad Dhimbiil  ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimada uu xeerku u leeyahay Warbaahinta qaybaheeda kala duwan.

Gaba gabadii waxa madasha lagu doortay Gudi ka kooban 10 xubnood oo ka shaqayn doonta xeerka baahinta.

mashruucan ayaa waxa iska kaashanaya SOLJA iyo SONSAF oo kaashana SIDA iyo SLRFDSCF5472 DSCF5473 DSCF5478 DSCF5481 DSCF5483 DSCF5484 DSCF5486 DSCF5487 DSCF5488 DSCF5489 DSCF5495 DSCF5496 DSCF5500 DSCF5502 DSCF5503 DSCF5506 DSCF5510 DSCF5512 DSCF5515 DSCF5526 DSCF5527 DSCF5528 DSCF5533 DSCF5538 DSCF5540 DSCF5550 DSCF5563 DSCF5564 DSCF5569 DSCF5571

 

About Abdishakur Mohamud

Check Also

SOLJA Conducted Journalists and religious Leaders’ Second Meeting

Hargeisa-SOLJA, Somaliland Journalists Association, with support of Al-Bashiir and Ministry of Presidency of Somaliland Conducted ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *