Home / Activity / Ururada SOLJA iyo VIKES Oo tababar laba cisho socday wada qabtay

Ururada SOLJA iyo VIKES Oo tababar laba cisho socday wada qabtay

Hargeisa SOLJA -Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo ururka VIKE oo taageero ka helaya Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Finland  ayaa si wada jir ah Tobabar ugu Qabtay Hotel maansoor ee magaalada Hargeisa, Tobabarkan oo Ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ka dhexeeya Warbaarinta Bahda Garsoorka iyo Booliska, ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka kala socday sidexdaasi kooxood.

Tobabarkan oo mudo laba maal mood ah socday ayaa furmay 22 bisha 8aad 2016-ka, waxaan furitaankii Khudbado kala duwan ka jeediyey masuuliyiintii ka soo qayb gashDSCF5905ay oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Ururka SOLJA, Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Maareeyaha Tv-ga Qaranka Somaliland, sidoo kale iyaguna waxa halkaasi khudbado ka jeediyey masuuliyiin ka socday Ururka VIKES mr. Peik johanson iyo mr. Tomas oo kana mid ahaaa Macalimiinta Tobabarka Bixinayey.

DSCF6481 DSCF6480 DSCF6476 DSCF6474 DSCF6471 DSCF6328 DSCF6329 DSCF6332 DSCF6316 DSCF6313 DSCF6265 DSCF6262 DSCF6246 DSCF5930 DSCF5958 DSCF6156 - Copy DSCF6160 DSCF6240 DSCF5897 DSCF5900 DSCF5905 DSCF5920 DSCF5926 DSCF5896 DSCF5887 DSCF5886 DSCF5875 DSCF5874 DSCF5864 DSCF5865 DSCF5867 DSCF5869 DSCF5871 DSCF5863 DSCF5845 DSCF5842 DSCF5835 DSCF5830 DSCF5861

About Abdishakur Mohamud

Check Also

SOLJA Conducted Journalists and religious Leaders’ Second Meeting

Hargeisa-SOLJA, Somaliland Journalists Association, with support of Al-Bashiir and Ministry of Presidency of Somaliland Conducted ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *