Home / upcoming / Ogaysiis Tartan Abaal marinneed

Ogaysiis Tartan Abaal marinneed

SOLJA
SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION
Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604

E-mail: soljajour@gmail.com /solja.ed@soljaorg.com Website: http://www.soljaorg.com Hargeis , Somaliland

Ref: SOLJA/H/ -2016

Ogaysiis Tartan Abaal marinneed

Ku Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland

Ujeeddo:

Waxa lagu wargalinayaa dhammaan suxufiyiinta Somaliland inay fooda innagu soo hayo shirka saxaafadda Somaliland iyo maalinta xuska saxaafadda Somaliland oo is-huwan kuna began 8-9 November 2016-ka, taasi oo loo baahan yahay in si mug leh u qiimeeyaan saxafiyiintuna ka soo qaybgalaan.

Haddaba si aan maalintaa qiimeheeda u siino, waxa lagu lammaaneeyey tartan loo qaban doono saxafiyiinta dhexdooda, iyadoo suxufi kasta oo tartankan ka qayb galaya looga baahan yahay inuu tartanka kaga qayb galo qodobadan hoos ku qoran.

  • Barnaamij iyo muuqaal (Radio and Tv)
  • Qoraal ku soo baxay Wargeysyada iyo Website yada oo labaduba ka hadlaya arrimaha bulshada.

Qoraalka iyo barnaamijku waxay noqon karan kuwo sannadkan 2016 ka ku soo baxay ama la baahiyey Wargeysyada, Website yada, Radio ga, iyo Tv yada, kaasi  wakhtigiisu ku eegyahay 9/10/2016 ilaa19/10/2016 wixii ka dambeeya 12 duhurnimo 19/10/2016 lama qabanayo wax arrintan la xidhiidha.

Shuruudaha Barnaamijka iyo qoraalka

Haddii uu cod ama muuqaal yahay waa inaanu ka badnaan 20 daqiiqo, haddi uu qoraal yahay aaanu ka badan laba bog .

Saxafi kasta oo tartan kan ka qayb galaya wuxuu ku soo hagaajin karaa Xafiiska guud ee SOLJA ama ciwaankan Soljajour@gmail.com.

 

 

 

About Abdishakur Mohamud

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *