Home / upcoming / Ogaysiis: Deeq-waxbarasho

Ogaysiis: Deeq-waxbarasho

Waxa lala socodsiinaya dhammaan suxufiyiinta danaynaysa inay ka faa’idaystaan fursad deeq-waxbarasho oo ah Diblooma Culuumta Saxaafadda (Diploma on Media Studies)oo dhawaan laga bilaabi doono Jaamacadda Hargeysa.

Deeqdan oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Hargeisa-UoH iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA haddi aad doonayso inaad ka faa’idaysato. Fadlan shahaadooyinkaaga iyo lifaaqa Taariikh nololeedkaga (CVga) hore u keen xafiiska SOLJA inta u dhaxaysa: 29 Jan-1 Feb. 2018.

Agaasimaha Fulinta ee Ururka SOLJA

Yaxye Maxamed Cabdi “XANAS”

About Abdishakur Mohamud

Check Also

Stakeholders Meeting Session on 15th March

Stakeholders meeting Session Venue: Guled Park   Date: 15-17 the march

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *