Home / Activity (page 2)

Activity

SOLJA Staff attended Advocacy Training

SOLJA staff members attended advocacy Training arranged by partner organization IMS-International Media Support and FOJO Institute. The planned trainings have happened August 18th-20th 2016 and Feb 1st-3rd  2017. The course covered how to carry our effective and successful advocacy campaign for achieving media Freedom in Somaliland through Press law amendment ...

Read More »

Ururka SOLJA oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta iyo Hay’adaha Warbaahinta

Hargeisa-solja-ururka Suxfiiyiyiinta Somaliland ayaa kulan hawleed kula yeesha Wasiirka Wasarada Warfaafinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, kulankaasi ay u jeedadiisu ahayd sidii ay ururka SOLJA iyo Wasaarada Warfaafintu isaga Kaashan lahaayeen Dardar galinta Ariamaha saxaafada iyo kor u qaadida xoriyatul qawlka. SOLJA iyo Wasiirku waxay ka wada hadleen sidii ...

Read More »

President Ahmed Silanyo’s Speech at the Somaliland Media Summit

Hargeisa, SOLJA- Below is the full text of President Ahmed Silanyo’s speech duing the launching ceremony of the country’s National Medi Day in Hargeisa on Wednesday, November 9, 2016. “It is great honor and priviledge to attend this important event,which brought together Republic of Somaliland’s media stakeholders in order to ...

Read More »

SOMALILAND MEDIA SUMMIT

Brief Report  Date of Summit:08-09 November, 2016          Venue: Maansoor                                 President Ahmed Siilanyo welcoming in the Summit scene: Executive Summary of first Somaliland Media Summit SOLJA conducted the first Somaliland Media Summit (SMS) participated by journalists ...

Read More »

Shirkada TELESOM oo Ururka SOLJA ku wareejisay Qalab Warbaahineed

Hargeisa-SOLJA- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Deeq qalab ah ka gudoomay shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom, qalab kaasi oo ay shirkadu soo gaadhsiisay Xarunta Guud ee Ururka SOLJA ee magaalada Hargeysa, qalabkan oo isugu jiray Mishiinka Daabaca Kaadhadhka Aqoonsiga oo lagu daabaci doono, Kaadhka Suxufiyiinta Somaliland, Miksar, Makarafoono, Camarad iyo ...

Read More »

Ururka SOLJA Oo daahfuray Mashruuca Kor U qaadida Xoriyada Saxaafada

Hargeisa-SOLJA-Kulanka oo furitaankiisa ay ka soo qayb galeen wasiirka warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani, Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Shurkri Xariir Ismaaciil, iyo sidoo kale inta badan bahda warbaahinta waxaa ugu horayn kulanka ka hadlay Agaasimaha fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Yaxye Maxamed Cabdi isaga oo ...

Read More »

Ururka SOLJA oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta

Hargeisa-SOLJA-Ururuka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo uu hor kalacayo  Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxdiid Cadaani, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Marwo Shugri Xariir iyo Wasiiru dawlaha warfaafinta. kulankan  oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxa ay ...

Read More »