Home / Activity (page 3)

Activity

War-saxaafadeed: Jooji Dhaleecaynta Suxufiyiinta

Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa kulankiisii shanaad ee hogaanka yeeshay 28-29 bishii Augost waxaanu kaga dooday xaaladda dhabta ah ee ay ku sugn tahay saxaafadda iyo suxufiyiinta Somaliland, kuwaas oo Qaranka Somaliland ugu shaqeeya si mutadawac-nimo ah, iyadoo duruufta ay ku shaqeeyaan tahay mid u baahan in si wadajir ah ...

Read More »

SOLJA Met Adam Smith International Team

On Tuesday, 24 May SOLJA Organization members had a meeting with Adam Smith International Team working in Somaliland. To start with, the SOLJA Chairman Mohamud Abdi Jama have in depth discussed the current situation of Media, the successes accomplished by SOLJA for Media development sector in Somaliland. He also welcomes this ...

Read More »

SOLJA oo furtay kulan ku saabsan Tayaynta Saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa saaka suxufiyiinta iyo hay’addaha daneeya u qabatay kulan bilow u ah mashruuc la yidhaahdo Tayaynta saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda, kaasoo ay Maal-galinayso hay’adda IMS/FOJO, kaasoo socon doona laba bilood. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cadaani Saxardiid oo uu wehelinayey Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi ayaa ...

Read More »