Home / Activity (page 4)

Activity

Shirkada TELESOM oo Ururka SOLJA ku wareejisay Qalab Warbaahineed

Hargeisa-SOLJA- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Deeq qalab ah ka gudoomay shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom, qalab kaasi oo ay shirkadu soo gaadhsiisay Xarunta Guud ee Ururka SOLJA ee magaalada Hargeysa, qalabkan oo isugu jiray Mishiinka Daabaca Kaadhadhka Aqoonsiga oo lagu daabaci doono, Kaadhka Suxufiyiinta Somaliland, Miksar, Makarafoono, Camarad iyo ...

Read More »

Ururka SOLJA Oo daahfuray Mashruuca Kor U qaadida Xoriyada Saxaafada

Hargeisa-SOLJA-Kulanka oo furitaankiisa ay ka soo qayb galeen wasiirka warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani, Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Shurkri Xariir Ismaaciil, iyo sidoo kale inta badan bahda warbaahinta waxaa ugu horayn kulanka ka hadlay Agaasimaha fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Yaxye Maxamed Cabdi isaga oo ...

Read More »

Ururka SOLJA oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta

Hargeisa-SOLJA-Ururuka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo uu hor kalacayo  Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxdiid Cadaani, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Marwo Shugri Xariir iyo Wasiiru dawlaha warfaafinta. kulankan  oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxa ay ...

Read More »

SOLJA and NED Meeting:

On Tuesday, 20 September SOLJA have a meeting with NED- National Endowment for Democracy. NED is an International organization that works for the preservation of Democracy and media independence. To start with, the meeting participants were Eric Robinson, NED Senior programme officer, Mohamud Abdi Jama, SOLJA Chairman, Yahye Mohamed, SOLJA ...

Read More »

War-saxaafadeed: Jooji Dhaleecaynta Suxufiyiinta

Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa kulankiisii shanaad ee hogaanka yeeshay 28-29 bishii Augost waxaanu kaga dooday xaaladda dhabta ah ee ay ku sugn tahay saxaafadda iyo suxufiyiinta Somaliland, kuwaas oo Qaranka Somaliland ugu shaqeeya si mutadawac-nimo ah, iyadoo duruufta ay ku shaqeeyaan tahay mid u baahan in si wadajir ah ...

Read More »