Home / Press release (page 2)

Press release

War-saxaafadeed:- Habacsanaanta Diiwaangalinta iyo Doorka Komishanka, Axsaabta, Xukuumadda

War-saxaafadeed: Doorka ay Komishanka, Axsaabta, Xukuumadda iyo Dadweynuhu ku leeyihiin Habacsanaanta Diiwaanglinta iyo Baaqa SOLJA Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu dadweynaha Reer Somaliland ugu baaqayaa inay si mug leh uga qayb qaataan Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha si ay usoo doortaan cidii hogaamin lahayd, maadaama Doorashooyinka soo socdaa ay yihiin fursado kale ...

Read More »

SOLJA: Go’aamo iyo Baaq ka soo baxay kulankii Hogaanka sare

Hogaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa kulankoodii afar biloodka ahaa ee ugu horeeyey ugu qabsoomay xarunta Guud ee Ururka, kulankaas oo socday 25-26/03/2016-ka, waxaana ka soo baxay go’aamo ka turjumaya xaaladda Saxaafadda Somaliland, iyadoo labadii cisho ee uu kulankaasi socday lagu lafo-guray caqabadaha ku gedaaman Suxufiyiinta. Kulanka hogaanka ...

Read More »