Home / Press release (page 3)

Press release

War-Saxaafadeed

 SOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604 E-mail: soljajour@gmail.com , Website: http://www.Soljaorg.com Hargeis, Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2016 Date: 26/03/016  war-saxafafeedd Download PDF File War-saxaafadeed Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA isagoo dabaqaya Xeerka Saxaafadda Somaliland Xeer No:27/2004 qoddobadiisa 6 iyo 7aad oo si cad u qeexaya xaqa muwaadiniitu ku ...

Read More »

SOLJA PRESS RELEASE

Hargeysa ( SOLJA ) Journalists condemned the press release on several factors, including conflict communities , affected by drought and voter registration , and information – release thus : – SOLJA the call information and assistance for Somaliland media agencies to be careful to advertise disputes between communities arise during ...

Read More »

SOLJA oo war-saxaafadeed ka soo Saartay Doorka Saxaafadda ee Khilaafaadka iyo Xaaladaha Taagan

Hargeysa(SOLJA)  Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin khilaafka beelaha, Diiwaangalinta iyo Abaaraha saameeyey Dalka, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu ugu baaqayaa war-fidiyeenada Somaliland iyo hay’addaha warbaahinta inay ka digtoonaadaan inay baahiyaan muranka iyo ...

Read More »

SOLJA Condemns the Arrest of HUBSAD Reporters

 Hargeisa(SOLJA) Somaliland Journalists Association Strongly condemned what it Called unlawful and unconstitutional arrest of two reporters named, Abdirashid Nur Wa’ays and Saed Khadar Abdilahi who have been held at CID Head Quarters in Hargeisa on Monday. SOLJA leadership Mohamud Abdi Jama (Huto), the Chairman of the bar accompanied by his ...

Read More »

STATEMENT : FRAUDULENT SOMALI CONTENT PUBLISHERS

SOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522513110             E-mail: soljajour@gmail.com , slsolja@yahoo.com  Website:http://www.ururkasolja.orgHargeisa , Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2015                                                                                                                                Date: 28/10/015   STATEMENT :  FRAUDULENT SOMALI CONTENT PUBLISHERS   To: Whom it may concern  Cc: The Government of Somaliland Cc: All international partners of Somaliland Government ...

Read More »

SOLJA responds to complaints from the gov’t

HARGEISA– Somaliland Journalists Association (SOLJA) clearly responds to complaints from ruling Kulmiye party’s top brass and the police commissioner Brigadier General Abdilahi Fadal Iman. The compliants pertain to media oulets that published articles on the Central council congress and the  choosing of the party’s next presidential contender after the incumbent ...

Read More »

The Present State of SL Media-Press Release

Press Release Somaliland Journalist Association “SOLJA “after Having considered Article 32: Freedom of Public Demonstration, Expression of Opinion, Press and other Media:- Every citizen shall have the freedom, in accordance with the law, to express his opinions orally, visually, artistically or in writing or in any other way. Every citizen ...

Read More »

Ururka SOLJA Waxa uu si adag uga soo horjeedaa Xadhiga Wariye Soo fadhiiste oo 3 Cisho Xidhan

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu si adag uga soo horjeeda xadhiga wariye Maxamed C/laahi Soo-fadhiiste oo muddo sadex cisho ah magaaladda Berbera ugu xidhan xukuumadda Somaliland, kaasoo ciidamadda Booliisku qabteen kadib markii uu Telefishanka Somalicable ka sii daayey war ku saabsanaa dadweynaha Reer Berbera oo salaadii Ciidal Adxa ku ...

Read More »

SOLJA Solja oo la kulmay Gudoomiyaha Maxkamada Sare

War-saxaafadeed Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJa iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan X Cali  waxay kulan ku yeesheen maanta oo ay Taariikhdu tahay 01/09/2015-ka xarunta Maxkamadda sare ee Somaliland, waxaanay ka wadahadleen sidii Garsoorka iyo Saxaafaddu u wadashaqayn lahaayeen, iyadoo ay labada dhinacba si qoto-dheer uga wadahadleen sidii sharciga loo ilaalin ...

Read More »