Home / Training

Training

SOLJA Launches Project for Professional skill development for Somaliland Journalists and Media Houses

On 13th March 2017, Somaliland Journalist Association were launched a Project for professional Development For Somaliland Journalists and Media Houses, Under the SSG (Strengthening Somali Governance) funded by USAID through Chemonics international. This professional training development was held Safari Hotel and will continue a 12 days consecutive for a five ...

Read More »

SOLJA Staff attended Advocacy Training

SOLJA staff members attended advocacy Training arranged by partner organization IMS-International Media Support and FOJO Institute. The planned trainings have happened August 18th-20th 2016 and Feb 1st-3rd  2017. The course covered how to carry our effective and successful advocacy campaign for achieving media Freedom in Somaliland through Press law amendment ...

Read More »

Tababar 9 Suxufi Loogu Qabtay  Xarunta SOLJA

9 Suxufi oo ka hawl gala Wargeysyada, Telefishanada iyo Idaacadda Radio Hargeysa, ayaa tababar ku saabsan tebinta Maamul wanaagga loogu soo geba gabeeyey Xarunta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Tababarkan oo socday muddo shan maalmood ah, oo fulintiisa iska kaashaday Mashruuca Xoojinta Dawladnimada ee SSG iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee ...

Read More »

SOLJA oo furtay kulan ku saabsan Tayaynta Saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa saaka suxufiyiinta iyo hay’addaha daneeya u qabatay kulan bilow u ah mashruuc la yidhaahdo Tayaynta saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda, kaasoo ay Maal-galinayso hay’adda IMS/FOJO, kaasoo socon doona laba bilood. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cadaani Saxardiid oo uu wehelinayey Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi ayaa ...

Read More »

Ururka SOLJA Oo Tababbarro Saxaafadeed Kuqabtay Gobollada Sool & Sanaag

Ceerigaabo(SOLJA) Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja ayaa maanta 21/12/015 waxay Magaalo-madaxyada Gobollada Sool (Laascaanood) Iyo Sanaag (Ceerigaabo) tababbar kusaabsan sharciga iyo mas’uuliyadda xorriyadda baahinta saxaafadda uga fureen 45 weriye oo ka kala socdey qaybaha warbaahinta gobolladaas ka hawlgasha ee kala duwan. Tababbarradan oo socon doona muddo laba casho ah ayaa ...

Read More »

SOLJA Opens five days Orientation workshop on the role of media in Electoral Process for 25 journalists in Burao

Somaliland Journalist Association “SOLJA” this week opened a five days orientation workshop on the role of media in electoral process for 25 journalists drawn Togdheer , Buuhoodle, Daadmareh and Saraar regions in Burao town. Mr. Mahmoud Abdi Jama, the Chairman of Somaliland Journalist Association “SOLJA” speaking during the opening ceremony ...

Read More »

SOLJA Holds A three day Training on the Basic Laws of Journalism and principles of Human Rights for 25 Journalist in Togdheer Region

Burao-A three day Training on Basis of Journalism and principles of freedom of expression(Human Rights) drawn from Togdheer region of Somaliland jointly organized by Somaliland Journalist Association “SOLJA” SONSAF and funded by SIDA through FORUMSYD, SLRF (Somaliland National Association in Sweden) opened today in City Plaza Hotel , Burao Town. ...

Read More »