SOMALILAN:Solja Organized for Telesom Sponsored Workshop Jouirnalist Ethics In Ramadan

Local journalists have concurred in the imperatives of proper reporting ethics during the holy month of Ramadan. Solja chair Mahmud Huto with whom the bark of ethical journalism in Somaliland rests supervises things The journalists made the commitment during a one day training workshop facilitated by the Somaliland journalists association –SOLJA and sponsored by Telesom […]

SOLJA, Free Press Hold One- Day Workshop on Media Economic Challenges

  Hargeisa, (SOLJA) -Somaliland Journalists Association (SOLJA), the only independent, nonprofit organization that promotes press freedom in Somaliland conducted a one-day workshop on media economic challenges and brown envelope dilemma. The workshop jointly organized by SOLJA and Free Press, held at Haraf Restaurant in Hargeisa on Tuesday under the theme “overcoming the brown envelope syndrome […]

SOLJA Holds Panel Discussion on Organizations’ Three Years Development Strategic Plan

Hargeisa, -(SOLJA) – Somaliland Journalists Association (SOLJA) in collaboration with the Academy for Peace and Development (APD) and Inter-peace organized a three day panel discussion workshop at Guled Hotel with the objective of validating the organization’s draft three year strategic plan. The opening ceremony of the workshop was attended by Deputy Information Minister, Shukri Harir […]

Conceptualization workshop

A Conceptualization workshop has been held on May 28th at SOLJA’s office, the purpose of the workshop was to conceptualize organizations thematic in order to widen the impact on freedom of expression by Somaliland Journalists Association. Three thematic areas ( policy & legal reform, training & curriculum development and the research, monitoring & documentation has […]

Ururka SOLJA oo gabdhaha wariyayaasha ah kulan ugu qabtay Hargeysa

Hargeysa(SOLJA) Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) ayaa in ka badan soddo Hablood (30) oo ka kala shaqeeya Hay’adaha warbaahinta u qabtay kulan balaadhan oo lagu falanqaynayey kaalinta ay Gabdhaha wariyayaasha ahi kaga jiraan horumarinta Saxaafadda Dalka. Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Xayaad Maxamed iyo Saynab Maxamed Cabdi waxa lagaga dooday Doorka ay Gabdhaha wariyayaasha ahi […]

Ururka SOLJA oo Xukuumada ugu Baaqay In deg deg loo sii daayo Suxufiyiin XIdhan

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta iyo Xukuumadda ba ugu baaqayaa in la sii daayo toddoba wariye oo ay maanta ciidanka Booliiska Wasaaradda warfaafintu u taxaabeen Saldhiga, kuwaas oo mid ka mid ah xaaladdiisa Caafimaad aad u Liidato, kadib markii ay Garaaceen.  SOLJA waxay walaac xoogan ka muujinaysaa khilaafka soo […]

War-saxaafadeed: Xuska maalinta Saxaafadda Adduunka 3 May

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maalinta Saxaafadda dunida kala qayb qaadanayaa xuska 3 May oo ay maalinta saxaafadda dunida, taasoo manta laga xusayo daafaha dunida gaar ahaan SOLJA waxay farxadda manta la qayb sanaysaa Qaaradda Afrika oo xuskan si weyn looga qaban qaabiyey, maadaama dibu-dhac badani ka muuqdo isla markaana Xukuumaddaha ka taliya qaarkood […]

Ururka SOLJA Oo Tababar Ugu Soo Xidhay 90 Suxufi Laascaanood Iyo Boorama

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa tababarro muddo seddex maalmood ah uga socday Magaalooyinka Laascaanood iyo Boorama u soo geba gebeeyey 90 suxufi oo ka hawl gala qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland. Tababarkan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka SOLJA oo kaashanaya ayna maal-gelisay hay’adda National Endowment for Democracy (NED), oo muddo laba maalmood […]