Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maalinta Saxaafadda dunida kala qayb qaadanayaa xuska 3 May oo ay maalinta saxaafadda dunida, taasoo manta laga xusayo daafaha dunida gaar ahaan SOLJA waxay farxadda manta la qayb sanaysaa Qaaradda Afrika oo xuskan si weyn looga qaban qaabiyey, maadaama dibu-dhac badani ka muuqdo isla markaana Xukuumaddaha ka taliya qaarkood […]
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa tababarro muddo seddex maalmood ah uga socday Magaalooyinka Laascaanood iyo Boorama u soo geba gebeeyey 90 suxufi oo ka hawl gala qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland. Tababarkan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka SOLJA oo kaashanaya ayna maal-gelisay hay’adda National Endowment for Democracy (NED), oo muddo laba maalmood […]
Laascaanood/Boorame (Solja)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa tabaro socon doona muddo Seddex maalmood ah u furay in ka badan 90 weriye oo ka kala socda gobolada iyo degmooyinka kala duwan ee dalka. Weriyeyaal tiradoodu tahay 45 xubnood oo ka socday Gobolada Togdheer, Sanaag iyo Sool, ayaa tababarku uga furmay magaalada Laascaanood shalay, kuwaasoo uu […]
Conditions for the press in the semi-autonomous republic of Somaliland may, on the surface, appear to be improving. But without a functioning media law to lend protection, and pending legislative elections, journalists remain wary of state harassment. Authorities have, for instance, decreased the rate and duration of arbitrary detentions of journalists, Mohamoud Abdi Jama, […]
Kal-fadhigii 1aad ee Golaha sare ee shanaad ee Urrka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo shalay ku qabsoomay xarunta dhexe ee ururka Magaalada Hargeysa ayna ka soo qayb galeen 12-xubnood oo ka mid ah 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Goluhu ayaa waxa lagu naaqishay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen dhagaysiga warbixino […]
INTRODUCTION SOLJA is non- profit, non partisan, independent and professional association, the aim of the association is to promote the rights and freedoms of media, empower journalist as to ensure the capacity of journalist and expand the boundaries of freedom of speech and expression. The association brought/brings together local journalist in all Somaliland regions. The […]
SOLJA oo Somaliland ku marti-qaaday Hay’adaha iyo Ururada Caalamiga ah ee saxaafadda Taageera (SMSG)
Hargeysa(SOLJA) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa shalay xaruntooda guud ku qaabilay lix iyo toban xubnood oo ka tirsan Ururada iyo Hay’addaha Caalamiga ah eek u bahoobay Taageerada Saxaafadda, waxaanay isweydaarsadeen warbixino la xidhiidha fulinta mashaariic lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland. Weftiga Caalamiga ah ee SOLJA ku marti-qaaday Somaliland waxa hogaaminayay Jaco Du Toit oo ka tirsan […]
The fifth Governing council of the Somaliland union of Journalists-SOLJA held its first session at the Association’s headquarters in central Hargeisa on Wednesday. The highest council governing SOLJA was represented by twelve (12) members of the 15 that make up the council. The summit reached far reaching resolutions after receiving reports from the chapter’s […]
A special one day inductive tutorial course was held for 35 journalism graduates who are just completing their basic training. The Somaliland Journalism Association, SOLJA, facilitated the maiden seminar which happens to be the first one of its kind at such a level to be held by the association at its headquarters on Monday the […]
Scandinavian based International Media Support and FOJ Media Institute-Linnaeus University respective Programme Managers Messrs Line Wolf Nielsen and Kevin Burden respectively revealed their organizations’ initiations of programmes in line with media sector to support the industry in the country. The revelations were announced by Somaliland Journalist Association Chairman Mr. Mahamoud Abdi Jama when the duo […]