Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/e/e/c/soljaorg.com/httpd.www/index.php:1) in /customers/e/e/c/soljaorg.com/httpd.www/wp-includes/feed-rss2.php on line 8 Abdishakur Mohamud – SOLJA https://soljaorg.com Somaliland Journalists Association Thu, 26 Nov 2020 10:34:53 +0000 en-GB hourly 1 https://wordpress.org/?v=4.7.19 War-saxaafadeed: Xaalada Wasarada Warfaafinta Oo Sii xumaanaysa https://soljaorg.com/?p=2715 https://soljaorg.com/?p=2715#respond Thu, 26 Nov 2020 10:34:29 +0000 https://soljaorg.com/?p=2715 War-saxaafadeed:

Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), waxa uu aad uga xun yahay dhacdooyinka is daba jooga ah ee ka soo gaadhaya wasaaradda Warfaafinta kuwaasoo si joogto ah mugdi u sii galinaya awoodii wasaaraddaasi lahaan jirtay iyo adeegii ay bulshada u haysay oo sii libdhaya.

Toddobaadkii ugu danbeeyay waxa wasaaradda hadheeyay inay soo food saareen in Telefishankii cusbaa ee Wasaaradda Warfaafintu gubtay, iyadoo aan la garanayn sababta rasmiga ah ee gayaysiisay inay dadweynihii cashuurtooda lagu soo iibiyay ay waayeen daawashadiisa, maadaama war laliyaha gubtay gaadhi jiray masaafad ka balaadhan intii hore, iyadoo uu soo iibiyay wasiir Maxamed Muuse Diiriye ka hor intaanu xilka wareejin.

Sidoo kale, waxa gabi ahaan ba la waayay Idaacadii cusbayd ee Madaxweyne Muuse Biixi balanqaaday inay sanadkan iminayso, taasoo ahayd mid noocii hore ah (Analog), halka idaacadii hore ee Digitalka ahayd ee Madaxweyne Siilaanyo soo iibiyay ay hore u gubatay xal na loo waayay. Waxaana soo if baxaya in xukuumaddu sifo sharci daro ah ku bixisay qandaraaska idaacadaas, taasoo sababtay in loo xidho muwaadinkii Madaxweynuhu Qandaraaskaas ku siiyay.

Qaylo-dhaanta Ururka SOLJA ka soo gaadhaysa wariyayaasha iyo farsamayaqaanadda wasaaradda warfaafinta ayaa h in laba iyo labaatankii hawlwadeen ee soo tabinayay ciyaarihii goboladda illaa hada ay la’yihiin gunnaddii ay ku shaqaynayeen, taasoo masuuliyiinta wasaaraddu u balanqaadeen, hase yeeshee ay ka waayeen, iyagoo ku shaqeeyay duruuf adag oo galin hore iyo galin danbe ah oo laga jaray quutal daruurigii ay xaqa u lahaayeen.

Waxa kale oo markii ugu horaysay wasaaradda Warfaafinta ka dhacday in Wasiir koore sifo sharci daro ah u xidhay madaxii Telefishanka qaybta Satelite-ka, isagoon u marin  nidaamka loo maro shaqaalaha marka ay sameeyaan gef ama lagu eedeeyo shaqo xumo.

Dhacdooyinkan oo dhami waxay dhacayaan wakhti wasiirka wasaaraddu ku mashquulsan yahay warbaahinta madaxa banaan ee xilka uu dastuurka iyo xeerka Saxaafaddu u jideeyeen uu u curyaamin lahaa, isagoo gabi ahaanba dhinac isaga leexinaya ku dhaqanka xeerka saxaafadda.

Sidaas daraadeed; Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo u bayaaminaya ummadda Somaliland dhacdooyinkaas waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ugu baaqayaa in uu dabaqabateeyo wasaaradda Warfaafinta dhacdooyinkan tiiraanyadda leh ee ka taaganna wax ka qabto.

Sidoo kale; Ururka Suxufiyiinta Somaliland waxa uu wasiirka ugu baaqayaa in uu daryeelo hantida iyo masuuliyadda loo igmaday, isla markaanna cashuurta laga qaado Idaacaddaha Ajanabiga ah ee BBC iyo VOA-da ee wasaaraddaasi soo mara ku xareeyo Qasnadda Dawladda sidii wasiir cadaani yeelay oo kale isagoo warbaahinta u bandhigi jiray si ay u cadaato in lacagahaasi u xeroodeen Qaranka.

Ugu danbayntii Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), waxa uu ugu baaqayaa Golaha Wakiiladda guddiyadiisa Dhaqaalaha iyo Dabagalka Hanti-da inay wax ka qabtaan dakhliga Wasaaraddaasi ee aan ku xeroon Qasnada Dawladda isla markaanna Hantida gubatay ama La lunsaday talaabo ka qaadaan, isla markaanna goluhu nidaamka sharci ee ay saxaafadda u ansixiyeen ku difaacaan, Ansixinta Xeerka cusub-na dardar galiyaan.

 

Maxamuud Cabdi Jaamac

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA)

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2715 0
Tilmaamaha Bedqabka Suxufiga ee xiliga COVID-19 https://soljaorg.com/?p=2706 https://soljaorg.com/?p=2706#respond Wed, 30 Sep 2020 06:14:50 +0000 https://soljaorg.com/?p=2706 Tilmaamaha Bedqabka Suxufiga ee COVID-19 halkan kala deg fileka oo PDF ah

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2706 0
SOLJA’s presentation of the Social affairs committee of Somaliland House of Representatives to draft media bill and requests for Approval in their 43rd seat https://soljaorg.com/?p=2700 https://soljaorg.com/?p=2700#respond Wed, 23 Sep 2020 13:51:00 +0000 https://soljaorg.com/?p=2700 On 23rd September 2020:
the Somaliland Journalists Association had organized a huge meeting attended by 5 parliament members from the Social affairs committee, the legal and religious consultants, and the vice-chairman for the general secretary of Somaliland parliamentary.
Firstly, the Somaliland journalists Association has opened by welcoming the participants of this valuable meeting and thanked the attendance of the social affairs committee showing their commitment. The chairman Mohamud Abdi Jama stated the landmark milestone a couple of months before about Early July that SOLJA has submitted the Draft media bill to the Chairman of the house of representative that has later included the Media law to the 43rd Agenda and facilitated this committee to proceed to support the process of advocating for media law approvals.
Secondly, the Vice-chairman for Social affairs committee Hon. Abdirahman Mohamed Jama ‘Xoog’ has immensely welcomed the to see the drafted media bill have finally reached the parliamentary from Somaliland journalists association. Abdirahman said “On behalf of the Social affairs committee for Somaliland parliament, we have thoroughly accepted this devoted media bill and we consider for review and will carry out the necessary actions to see a free media which is responsible” he also underscored that they will make wide consultation with the various sub-committees of the parliament, the legal experts and the general assembly of the parliament.
On top of that, Prof Mohamud Husein Farah who was among the legal experts drafted the Somaliland media bill have presented the historic overview of the bill, the need for legal reform, and most importantly the crucial components of the media bill in respect to the old Press law 27/2004 which needs massive amendments.
Finally, the members of the parliament have raised their suggestions and comments and agreed on the way forward where the parliament takes the lead to review this draft bill and incorporate their ideas and in cooperation with SOLJA will jointly advocate for approvals and Somaliland media freedom is well-protected in Comprehensive media law.
]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2700 0
Ogeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Media Award 2020) https://soljaorg.com/?p=2684 https://soljaorg.com/?p=2684#respond Wed, 02 Sep 2020 05:32:14 +0000 https://soljaorg.com/?p=2684 Ogeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Media Award 2020)

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu ku war-gelinayaa dhamaan Suxufiyiinta Somaliland in uu Tartankii Abaal marinta Cawke ee sanadka 2020-ku si rasmi ah u furan yahay.

Sidaas daraadeed; Xaaladda Covid19 aw-geed waxa uu Ururku sannadkan wax ka bedelay qaabkii hore ee suxufiyiintu u soo xaraysan jireen warbixinadda uu Ururku u qiimayn jiray, taas oo aan sannadkan U dhignay in ay tartamayashu soo diraan Warbixin kooban oo waafaqsan shuruudaha hoos ku xusan taas oo lagu qiimayn doono.

Qaybaha iyo Barmaamijyada lagu tartamayo sannadkan 2020:-

Warbixinadda ku aadan Caafimaadka gaar ahaan ka hortagga Caabuqa Covid19 iyo wacyi-gelintiisa
Warbixanada ku aadan Wacyigelinta Doorashooyinka iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa.

Shuruudaha Tartanka:-

  1. In warbixinta la sameeyay sannadkan 2020
  2. Inuu yahay suxufi ku nool gudaha Jamhuuriyadda Somaliland oo haysta Kaadhka xubinimadda SOLJA
  3. Inuu yahay Suxufi u shaqeeya hay’ad warbaahin oo lagaranayo ama diiwaangashan oo ka hawlgala Idaacaddaha, Telefishanada, Wargeysyadda iyo Baraha Bulshada (Social Media).
  4. In warbixintiisu tahay mid soo jiidasho leh, ahmiyad u leh bulshadda, isku dheelitiran dhinac kasta oo u qaabaysan hanaanka barnaamijyadda ama qoraalka oo aan ka badnayn:-
                            2.1.  Muuqaalka ah 4 daqiiqo
                           2.2. Dhagaysiga ah 4 daqiiqo
                           2.3. Qoraalka ah 1 Bog

Hadaba si aad uga qayb qaadato tartanka fadlan Warbixintaada ku soo Waqtiga loo asteeyey oo ah mudada u dhaxaysa 12-ka ilaa 22-ka September, 2020-ka  11:59am Habeenimo. Adiga oo raacaya link-gan Hoose

Halkan ka Codee

 

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2684 0
War-Saxaafadeed: Xadhiga Suxufiyiinta ee sii kordhaya https://soljaorg.com/?p=2677 https://soljaorg.com/?p=2677#respond Mon, 24 Aug 2020 12:34:06 +0000 https://soljaorg.com/?p=2677 Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Xadhiga suxufiyiin Hargeysa lagu xidhay.

Halkan ka akhriso- read here – War-saxaafadeed

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2677 0
Talooyinka Badqab ee Tebinta wararka fayraska Corona https://soljaorg.com/?p=2669 https://soljaorg.com/?p=2669#respond Sat, 04 Apr 2020 08:43:13 +0000 https://soljaorg.com/?p=2669 Waxaa la cusbooneysiiyay 17-kii Maarso, 2020
Cudurka COVID-19 (sidoo kalena loo yaqaan fayraska Corona) ayaa hadda gaaray dhammaan qaaradaha adduunka, marka laga reebo tan Antarctica, sida lagu sheegay xog laga helay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO).

coronavirus_safety_advisory_somali (DOWNLOAD)

 

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2669 0
SOLJA condemns Sanaag region court decision on charges against Journalist Abdirahman Xidig https://soljaorg.com/?p=2660 https://soljaorg.com/?p=2660#respond Thu, 16 Jan 2020 08:41:59 +0000 https://soljaorg.com/?p=2660 Somaliland journalists Association is condemning today’s court decision of Sanaag district against Journalist Abdirahman Xidig who was charged with one year and nine months and also $300 fines.

The Somaliland printing press vice-chairman has filed a case against the journalists that appeared in court. However, it’s unacceptable to totally overlook the fair trial, there are no formal written allegations submitted, no lawyers are allowed to participate in the court hearing to defend the allegations against the journalist. Only one hearing session occurred today 1/15/2020 and this unlawful decision came out today which was the only day he appeared in a court. This is really against the principles of fair trial and its force silencing of Somaliland independent practice with no least respect for carrying media violations due process of the law.

The government has shown an intolerance of publishing news against public officials which have lead to illegal arrests of media workers. Within this week, Hargeisa regional court sentenced Editor  of HCTV Abdikadir Coday one year in prison and three million SL SH fines.

]]> https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2660 0 SOLJA worries about the worsening health situation of detained Journalist Abdikadir Coday https://soljaorg.com/?p=2656 https://soljaorg.com/?p=2656#respond Mon, 06 Jan 2020 06:12:18 +0000 https://soljaorg.com/?p=2656 Somaliland Journalists Association is deeply concerned and worried about the deteriorating health situation of Abdikadir Coday-editor in chief of HCTV jailed in 17 November 2019. He was in detention nearly two months after  HCTV broadcasted a  news

program concerning the commercial flight company(Fly Dubai) complain letter towards the Hargeisa International airport.

Abdiqadir Coday who is held in the C.I.D have felt massive health problems, he was hit by hypertension and cardiac problem that has left him the police called Doctors to assist him over 5 times while in detention.

Journalists Abdikadir was illegally detained by the police irrespective and over-look with Somaliland media law by detained illegal procedures and the initiated government and media agreements aimed at improving media freedom.

Somaliland Journalists Association is firmly calling towards the government to immediately release Abdikadir due to the unforeseen health complications to get medication and keep the court process open until court decisions until the final judgment. We are concerned and uncertainly worried about if this is not taken seriously.

On the other hand, we welcome yesterday’s Sanaag regional court release of journalist Abdirahman Hidig on bail and the court will carry out while outside.

Finally, on this new year 2020, we are calling the government to make tangible efforts towards improving the media freedom and respecting independent media voices to enjoy legal rights and we strongly recommend the government to provide cordial attention to the comprehensive draft media bill which is submitted to the Ministry of Information.

Mohamud Abdi Jama

Chairmain-Somaliland journalist Association

War-saxaafadeed walaaca xaaladd caafimaad ee wariye C.qaadir

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2656 0
SOLJA has conducted Human rights training for police officers and Investigators at SAHIL Region https://soljaorg.com/?p=2643 https://soljaorg.com/?p=2643#respond Mon, 16 Dec 2019 14:30:05 +0000 https://soljaorg.com/?p=2643 Somaliland Journalists Association SOLJA and Somaliland Human Rights Commission SLNHRC in partner with UKAID has conducted Human rights training for police officers and Investigators at SAHIL Region.
The training which was successfully closed on the evening of today participated 30 Police officers from different departments which discussed the perspectives of human rights freedom of expression and the press law provisions and also, they have interactive 2-way discussions about proper procedures for journalist arresting journalists.
The major areas which the training covered include the rights of a suspect during arrest, Investigation, search, detention, and trial: violation to the rights to liberty and security of the person under International Legal framework Somaliland’s duties obligations under National and international laws Pre-trial rights under International/National Laws.

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2643 0
Media Freedom Report by Somaliland Journalists Association 2019 https://soljaorg.com/?p=2637 https://soljaorg.com/?p=2637#respond Mon, 16 Dec 2019 11:54:59 +0000 https://soljaorg.com/?p=2637 During this year 2019 the Somaliland journalists association have recorded 31 journalists’ detentions and arrests, Journalists are mainly detained after they publish or broadcasts stories against government’s political decisions, corruption and conflict reporting issues.

SOLJA Media Freedom Review in 2019 DOWNLOAD here or press on the Cover Book

 

]]>
https://soljaorg.com/?feed=rss2&p=2637 0