Ururka SOLJA Waxa uu si adag uga soo horjeedaa Xadhiga Wariye Soo fadhiiste oo 3 Cisho Xidhan

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu si adag uga soo horjeeda xadhiga wariye Maxamed C/laahi Soo-fadhiiste oo muddo sadex cisho ah magaaladda Berbera ugu xidhan xukuumadda Somaliland, kaasoo ciidamadda Booliisku qabteen kadib markii uu Telefishanka Somalicable ka sii daayey war ku saabsanaa dadweynaha Reer Berbera oo salaadii Ciidal Adxa ku foodhyey wasiiro ka tirsan xukuumadda […]

SOLJA Solja oo la kulmay Gudoomiyaha Maxkamada Sare

War-saxaafadeed Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJa iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan X Cali  waxay kulan ku yeesheen maanta oo ay Taariikhdu tahay 01/09/2015-ka xarunta Maxkamadda sare ee Somaliland, waxaanay ka wadahadleen sidii Garsoorka iyo Saxaafaddu u wadashaqayn lahaayeen, iyadoo ay labada dhinacba si qoto-dheer uga wadahadleen sidii sharciga loo ilaalin lahaa, isla markaana xal looga […]

SOLJA Concerned Over Lack of Proper Dissemination of Accurate and Informative Messages on Voters Registration Process

Press Release Somaliland Journalist Association has denounced the National Electoral Commission for its seeming lack of effort to mount an intensive information campaign on the part of voter’s registration process hence lacking the proper measures to safeguarding upcoming elections, and promoting citizen participation.   Mr. Mahmoud Abdi Jama “Xuuto”, the chairman of Somaliland Journalist Association […]

Ururka SOLJA oo Xukuumada ugu Baaqay In deg deg loo sii daayo Suxufiyiin XIdhan

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta iyo Xukuumadda ba ugu baaqayaa in la sii daayo toddoba wariye oo ay maanta ciidanka Booliiska Wasaaradda warfaafintu u taxaabeen Saldhiga, kuwaas oo mid ka mid ah xaaladdiisa Caafimaad aad u Liidato, kadib markii ay Garaaceen.  SOLJA waxay walaac xoogan ka muujinaysaa khilaafka soo […]

War-saxaafadeed: Xuska maalinta Saxaafadda Adduunka 3 May

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maalinta Saxaafadda dunida kala qayb qaadanayaa xuska 3 May oo ay maalinta saxaafadda dunida, taasoo manta laga xusayo daafaha dunida gaar ahaan SOLJA waxay farxadda manta la qayb sanaysaa Qaaradda Afrika oo xuskan si weyn looga qaban qaabiyey, maadaama dibu-dhac badani ka muuqdo isla markaana Xukuumaddaha ka taliya qaarkood […]

Press Release

Since the incumbent leadership of Somaliland Journalist Association (SOLJA) took office on January 7, 2015, a lot of activities have been done in accordance with the organization’s vision which is to advocate and develop the media in the country. During the first month of the incumbent leadership’s term, the organization managed the release of two […]

War-murtiyeed, Ururka SOLJA

Hargeisa ,(solja)Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo ka duulaya ahdaafta iyo Mabaadii’da bud-dhiga u ah jiritaanka Ururka oo ah ilaalinta iyo la-socodka jiritaanka iyo kobcinta hay’adaha Warbaahinta iyo sidoo kale kor u qaadista aqoonta iyo Xuquuqda Suxufiga, waxa uu la tashi iyo kulamo Ururku la yeeshay madaxda hay’adaha Warbaahinta (Media Houses), isla markaana qiimeyn iyo […]