Home / Abdishakur Mohamud (page 10)

Abdishakur Mohamud

War-Saxaafadeed

 SOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604 E-mail: soljajour@gmail.com , Website: http://www.Soljaorg.com Hargeis, Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2016 Date: 26/03/016  war-saxafafeedd Download PDF File War-saxaafadeed Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA isagoo dabaqaya Xeerka Saxaafadda Somaliland Xeer No:27/2004 qoddobadiisa 6 iyo 7aad oo si cad u qeexaya xaqa muwaadiniitu ku ...

Read More »

SOLJA oo furtay kulan ku saabsan Tayaynta Saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa saaka suxufiyiinta iyo hay’addaha daneeya u qabatay kulan bilow u ah mashruuc la yidhaahdo Tayaynta saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda, kaasoo ay Maal-galinayso hay’adda IMS/FOJO, kaasoo socon doona laba bilood. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cadaani Saxardiid oo uu wehelinayey Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi ayaa ...

Read More »

SOLJA PRESS RELEASE

Hargeysa ( SOLJA ) Journalists condemned the press release on several factors, including conflict communities , affected by drought and voter registration , and information – release thus : – SOLJA the call information and assistance for Somaliland media agencies to be careful to advertise disputes between communities arise during ...

Read More »

SOLJA Welcomes IMS Team

SOLJA Team welcomed IMS Senior Programme Manager Mr. Finn Rasmussen and Somaliland Representative Mr.Khalid Baashe  of IMS on 17 Feb 2016 which took place at SOLJA Head-quarter. To start with, SOLJA Chairman Mohamud Abdi Jama have explained and discussed the current situation of Somaliland Media platform. Secondly, he has jot ...

Read More »

Ururka SOLJA iyo Madaxa hay’adda Freepress oo ka wadahadlay wax ka qabashada shuruucda Saxaafadda

  17-02-2016(SOLJA) madaxa Hay’adda Freepress C/casiis Muuse Yuusuf ayaa booqday Xarunta Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxaanay ka wadahadleen madaxda Ururka sidii wax looga qaban lahaa Ururka SOLJA iyo Madaxa hay’adda Freepress oo ka wadahadlay wax ka qabashada shuruucda Saxaafaddaqabyada ka muuqata shuruucda Saxaafadda Somaliland. Hay’adda Freepress iyo SOLJA waxa ay kulankooda ...

Read More »

SOLJA oo war-saxaafadeed ka soo Saartay Doorka Saxaafadda ee Khilaafaadka iyo Xaaladaha Taagan

Hargeysa(SOLJA)  Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin khilaafka beelaha, Diiwaangalinta iyo Abaaraha saameeyey Dalka, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu ugu baaqayaa war-fidiyeenada Somaliland iyo hay’addaha warbaahinta inay ka digtoonaadaan inay baahiyaan muranka iyo ...

Read More »