Home / upcoming

upcoming

Ogaysiis: Deeq-waxbarasho

Waxa lala socodsiinaya dhammaan suxufiyiinta danaynaysa inay ka faa’idaystaan fursad deeq-waxbarasho oo ah Diblooma Culuumta Saxaafadda (Diploma on Media Studies)oo dhawaan laga bilaabi doono Jaamacadda Hargeysa. Deeqdan oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Hargeisa-UoH iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA haddi aad doonayso inaad ka faa’idaysato. Fadlan shahaadooyinkaaga iyo lifaaqa Taariikh nololeedkaga (CVga) hore u keen ...

Read More »

Ogaysiis Tartan Abaal marinneed

SOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604 E-mail: soljajour@gmail.com /solja.ed@soljaorg.com Website: http://www.soljaorg.com Hargeis , Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2016 Ogaysiis Tartan Abaal marinneed Ku Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland Ujeeddo: Waxa lagu wargalinayaa dhammaan suxufiyiinta Somaliland inay fooda innagu soo hayo shirka saxaafadda Somaliland iyo maalinta xuska saxaafadda Somaliland ...

Read More »