Author: Abdishakur Mohamud
SOMALILAND MEDIA SUMMIT
Brief Report Date of Summit:08-09 November, 2016 Venue: Maansoor President Ahmed Siilanyo welcoming in the Summit scene: Executive Summary of first Somaliland Media Summit SOLJA conducted the first Somaliland Media Summit (SMS) participated by journalists from various media houses and […]
Read moreShirweynihii Caalamiga ahaa ee arimaha Saxaafada + Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland oo la soo Gabo-Gabeeyey
Xuska Maalinta Saxaafadda Oo la xusay iyo Abaal marin loogu Magac daray Allah Ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Wariyeyaal la gudoonsiiyey, kuwaasi oo ku tartamay Barnaamijyo la xidhiidha Arimaha Bulshada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Ka Qayb Galay Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Lagu Qabtay […]
Read moreShirkada TELESOM oo Ururka SOLJA ku wareejisay Qalab Warbaahineed
Hargeisa-SOLJA- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Deeq qalab ah ka gudoomay shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom, qalab kaasi oo ay shirkadu soo gaadhsiisay Xarunta Guud ee Ururka SOLJA ee magaalada Hargeysa, qalabkan oo isugu jiray Mishiinka Daabaca Kaadhadhka Aqoonsiga oo lagu daabaci doono, Kaadhka Suxufiyiinta Somaliland, Miksar, Makarafoono, Camarad iyo agabkoodii kale. Madaxa Suuq gaynta […]
Read moreUrurka SOLJA Oo daahfuray Mashruuca Kor U qaadida Xoriyada Saxaafada
Hargeisa-SOLJA-Kulanka oo furitaankiisa ay ka soo qayb galeen wasiirka warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani, Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Shurkri Xariir Ismaaciil, iyo sidoo kale inta badan bahda warbaahinta waxaa ugu horayn kulanka ka hadlay Agaasimaha fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Yaxye Maxamed Cabdi isaga oo ka hadlay waxyaabaha uu kulankaasi […]
Read moreUrurka SOLJA oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta
Hargeisa-SOLJA-Ururuka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo uu hor kalacayo Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxdiid Cadaani, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Marwo Shugri Xariir iyo Wasiiru dawlaha warfaafinta. kulankan oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxa ay Ujeedadiisu ahayd sidii ay Masuuliyiinta […]
Read moreOgaysiis Tartan Abaal marinneed
SOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604 E-mail: soljajour@gmail.com /solja.ed@soljaorg.com Website: http://www.soljaorg.com Hargeis , Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2016 Ogaysiis Tartan Abaal marinneed Ku Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland Ujeeddo: Waxa lagu wargalinayaa dhammaan suxufiyiinta Somaliland inay fooda innagu soo hayo shirka saxaafadda Somaliland iyo maalinta xuska saxaafadda Somaliland oo is-huwan kuna began 8-9 […]
Read moreSOLJA and NED Meeting:
On Tuesday, 20 September SOLJA have a meeting with NED- National Endowment for Democracy. NED is an International organization that works for the preservation of Democracy and media independence. To start with, the meeting participants were Eric Robinson, NED Senior programme officer, Mohamud Abdi Jama, SOLJA Chairman, Yahye Mohamed, SOLJA Executive Director and Liban Abdi […]
Read moreSOLJA PRESS RELEASE: STOP Journalist Critics!
Somaliland Journalists Association (SOLJA) holds its fifth board meeting on 28-29 August 2016 and its agenda was a discussion about the current situation of media and journalists in Somaliland. Where these board stand for the working of the good of media in Somaliland and journalists development in a volunteering way for the benefit of the […]
Read moreREPORT ON The Right to Freedom of Expression
This report was prepared by the Human Rights and Protection Group of the United Nations Mission in Somalia (UNSOM) and covers the period from 2012 to August 2016. The UNSOM Human Rights and Protection Group prepared this report pursuant to UNSOM’s mandate under United Nations Security Council resolution 2102 (2013) which requires UNSOM “to monitor, […]
Read more