Home / Press release

Press release

War-saxaafadeed: Xaalada Wasarada Warfaafinta Oo Sii xumaanaysa

War-saxaafadeed: Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), waxa uu aad uga xun yahay dhacdooyinka is daba jooga ah ee ka soo gaadhaya wasaaradda Warfaafinta kuwaasoo si joogto ah mugdi u sii galinaya awoodii wasaaraddaasi lahaan jirtay iyo adeegii ay bulshada u haysay oo sii libdhaya. Toddobaadkii ugu danbeeyay waxa wasaaradda hadheeyay inay ...

Read More »

SOLJA worries about the worsening health situation of detained Journalist Abdikadir Coday

Somaliland Journalists Association is deeply concerned and worried about the deteriorating health situation of Abdikadir Coday-editor in chief of HCTV jailed in 17 November 2019. He was in detention nearly two months after  HCTV broadcasted a  news program concerning the commercial flight company(Fly Dubai) complain letter towards the Hargeisa International airport. Abdiqadir ...

Read More »

Press Statement

19/11/2019- the Somaliland journalists association welcomes the decision of the Hargeisa regional court on rejecting HCTV suspension that the government have submitted request yesterday. HCTV is independent news agencies which have been ordered suspension yesterday by government authorities alleged with broadcasting a program concerning the commercial flight company complaint letter ...

Read More »

Warsaxaafadeed

-Warsaxaafadeed- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo daneeyayaasha saxaafadda Somaliland ayaa iskugu yimid xuska maalinta caalamiga ah ee cidhibtirka gefafka ka dhanka ah warbaahinta oo loo Asteeyay 02 November 2019  socdayna muddo laba cisho waxaanay ka soo saareen baaq ku wajahan sidii kor loogu qaadi lahaa horumarinta warbaahinta iyo dar-dargelinta ...

Read More »