TARTANKA SUXUFIYIINTA EE ABAALMARINTA CAWKE 2022

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 Nov 2022. Sannadkan si la mid ah sanadihii hore waxa ay saxafiyiinta Somaliland ku tartamayaan abaalmarinta Cawke. Mawduucyada lagu tartamayaana waxay kala yihiin: Radio/Audio: Qabyaalada iyo Saamaynta […]

Vacancy Announcement – SOLJA Executive Director

Vacancy Announcement   Organization: Somaliland Journalists Association (SOLJA) Job Title: Executive Director Position Type: Full-time Duty station: Hargeisa Reports to: SOLJA Chairperson Location: Hargeisa, Somaliland Salary:  Negotiable Duration: 6 Months (with possibility of extension based on performance) Starting Date: Monday July 12, 2021 Closing date: Thursday July 16, 2021   01:00 PM Background: Somaliland Journalist Association (SOLJA) is non-governmental, non-political, and nonprofit making organization founded […]

Ogeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Award 2018)

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu ku war-gelinayaa dhamaan Suxufiyiinta Somaliland in uu Tartankii Abaal marinta Cawke ee sanadka 2018-ku si rasmi ah u furan yahay 15/09/2018-15/10/2018-ka. Sidaas daraadeed; Dhamaan Suxufiyiinta Somaliland waxa laga codsanayaa inay soo xaraystaan barnaamijyadda kala duwan ee ay kaga qayb galayaan Tartanka.   Qaybaha iyo Barmaamijyada lagu tartamayo :- ·         Warbixinada […]

Ogaysiis: Deeq-waxbarasho

Waxa lala socodsiinaya dhammaan suxufiyiinta danaynaysa inay ka faa’idaystaan fursad deeq-waxbarasho oo ah Diblooma Culuumta Saxaafadda (Diploma on Media Studies)oo dhawaan laga bilaabi doono Jaamacadda Hargeysa. Deeqdan oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Hargeisa-UoH iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA haddi aad doonayso inaad ka faa’idaysato. Fadlan shahaadooyinkaaga iyo lifaaqa Taariikh nololeedkaga (CVga) hore u keen xafiiska SOLJA inta u dhaxaysa: […]

Ogaysiis Tartan Abaal marinneed

SOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604 E-mail: soljajour@gmail.com /solja.ed@soljaorg.com Website: http://www.soljaorg.com Hargeis , Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2016 Ogaysiis Tartan Abaal marinneed Ku Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland Ujeeddo: Waxa lagu wargalinayaa dhammaan suxufiyiinta Somaliland inay fooda innagu soo hayo shirka saxaafadda Somaliland iyo maalinta xuska saxaafadda Somaliland oo is-huwan kuna began 8-9 […]