Category: Activity
Abaal-marinta Cawke Award 2024
Hordhac. Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta Cawke oo ku suntan dhiirigalinta Suxufiyiinta, xuska maalinta Saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxaafadda Somaliland. Abaalmarinta SOLJA ee CAWKE AWARD waxaa ku tartami kara qof walba oo suxufi ah (Rag iyo Dumarba) kaas/taas oo soo saaray/saartay sheeko muuqal ah, maqal ah, qoraal ah ama ah […]
Read moreCOMMEMORATION OF THE INTERNATIONAL DAY TO END IMPUNITY FOR CRIMES AGAINST JOURNALISTS
November 2 is the international day to end impunity for crimes against journalists. In 2022, the world will commemorate the day for the abolition of torture and crimes against the press and the 10th anniversary of the UN plan of action on the safety of journalists. The Somaliland Journalists Association ( SOLJA complies with the other […]
Read moreMaalinta Caalamiga ah ee soo afjarida la xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta
Maanta oo ay taariikhdu tahay 02.11. 2022, waxa maalintan oo kale sanad walba dunida laga xusaa maalinta dabargoynta tacadiyada iyo danbiyada ka dhanka ah saxaafada. Sanadkan 2022, waxa isku sidkan oo dunida laga xusayaa maalinta dabargoynta tacadiyada iyo danbiyada ka dhanka ah saxaafadda iyo sanad guurada 10aad ee qorshaha qaramada midoobay ee lagu cidhib tirayo […]
Read moreTARTANKA SUXUFIYIINTA EE ABAALMARINTA CAWKE 2022
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 Nov 2022. Sannadkan si la mid ah sanadihii hore waxa ay saxafiyiinta Somaliland ku tartamayaan abaalmarinta Cawke. Mawduucyada lagu tartamayaana waxay kala yihiin: Radio/Audio: Qabyaalada iyo Saamaynta […]
Read moreRoundtable discussion on freedom of expression and the media in Somaliland.
A roundtable discussion on the pressing issues of freedom of expression was held in Hargiesa, which was attended by a number of journalists representing various media houses. The main objective of the discussion was to address the challenges, concerns, and gaps that exist that diminish freedom of expression and develop a common ground solution to […]
Read moreTARTANKA SAXAFIYIINTA EE ABAALMARINTA CAWKE 2021
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 Nov 2021. Sannadkan si la mid ah sanadihii hore waxa ay saxafiyiinta Somaliland ku tartamayaan abaalmarinta Cawke. Mawduucyada lagu tartamayaana waxay kala yihiin: Covid19 iyo saamaynta uu […]
Read moreSOLJA’S NEW CHAIRMAN & LEADERSHIP TAKES OFFICE OFFICIALLY.
The newly elected leadership of the Somaliland Journalists Association (SOLJA) officially took office on 13th Jan 2021. In a ceremony held in Hargeisa attended by the Deputy Minister of Information, the Presidential Adviser on Electoral Affairs, Somaliland journalists and Somaliland media stakeholders, the new SOLJA Chairman Zakariye Ahmed Muhumed took office on behalf of the […]
Read moreThe 7th General Assembly of SOLJA elected new leadership
Introduction On 30-31 December, 2020 Somaliland journalists association SOLJA held its seventh General Assembly meeting in Hargeisa. Typically conducts once every three years and attended by delegates representing journalists all over the regions of Somaliland, civil society organizations, guests, to elect the leadership of the next three years who are the Board of Directors, Chairman, […]
Read moreSOLJA’s presentation of the Social affairs committee of Somaliland House of Representatives to draft media bill and requests for Approval in their 43rd seat
On 23rd September 2020: the Somaliland Journalists Association had organized a huge meeting attended by 5 parliament members from the Social affairs committee, the legal and religious consultants, and the vice-chairman for the general secretary of Somaliland parliamentary. Firstly, the Somaliland journalists Association has opened by welcoming the participants of this valuable meeting and thanked the […]
Read moreOgeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Media Award 2020)
Ogeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Media Award 2020) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu ku war-gelinayaa dhamaan Suxufiyiinta Somaliland in uu Tartankii Abaal marinta Cawke ee sanadka 2020-ku si rasmi ah u furan yahay. Sidaas daraadeed; Xaaladda Covid19 aw-geed waxa uu Ururku sannadkan wax ka bedelay qaabkii hore ee suxufiyiintu u soo xaraysan jireen warbixinadda […]
Read more