Press Release : SOLJA strongly condemns the actions taken by the Minister of Interior Ali Mohamed Waran- cadde and his bodyguards kidnapped and tied with injury to the journalist C/ Fatah Ismail Caarshe. Association formed to see that Minister Ali Mohamed Warancade serves the bodyguards made a habit of abuse, torture and harassment of journalists […]
Read moreHargeysa(SOLJA) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu si adag u canbaaraynayaa talaabada ay wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade iyo ilaaladiisa gaarka ahi ku qafaasheen isla markaana Guri ugu xidheen iyagoo dhaawacyo gaadhsiiyey Wariye C/fataax Ismaaciil Caarshe oo ka mid ah Suxufiyiinta Somaliland. Ururka SOLJA waxa uu u arkaa in Wasiir Cali Maxamed […]
Read moreSOLJA SOMALILAND JOURNALISTS ASSOCIATION Behind Ex-UNICEF Office, Shacab Area Tel: +25263-4194200/+2522572604 E-mail: soljajour@gmail.com , Website: http://www.Soljaorg.com Hargeis, Somaliland Ref: SOLJA/H/ -2016 Date: 26/03/016 war-saxafafeedd Download PDF File War-saxaafadeed Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA isagoo dabaqaya Xeerka Saxaafadda Somaliland Xeer No:27/2004 qoddobadiisa 6 iyo 7aad oo si cad u qeexaya xaqa muwaadiniitu ku heli karaan ruqsad warbaahineed, isla […]
Read moreStakeholders meeting Session Venue: Guled Park Date: 15-17 the march
Read moreUrurka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa saaka suxufiyiinta iyo hay’addaha daneeya u qabatay kulan bilow u ah mashruuc la yidhaahdo Tayaynta saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda, kaasoo ay Maal-galinayso hay’adda IMS/FOJO, kaasoo socon doona laba bilood. Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cadaani Saxardiid oo uu wehelinayey Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi ayaa ka soo qayb galayaasha kulankan […]
Read moreHargeysa ( SOLJA ) Journalists condemned the press release on several factors, including conflict communities , affected by drought and voter registration , and information – release thus : – SOLJA the call information and assistance for Somaliland media agencies to be careful to advertise disputes between communities arise during the critical issues of the […]
Read moreSOLJA Team welcomed IMS Senior Programme Manager Mr. Finn Rasmussen and Somaliland Representative Mr.Khalid Baashe of IMS on 17 Feb 2016 which took place at SOLJA Head-quarter. To start with, SOLJA Chairman Mohamud Abdi Jama have explained and discussed the current situation of Somaliland Media platform. Secondly, he has jot down how important this upcoming […]
Read more17-02-2016(SOLJA) madaxa Hay’adda Freepress C/casiis Muuse Yuusuf ayaa booqday Xarunta Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxaanay ka wadahadleen madaxda Ururka sidii wax looga qaban lahaa Ururka SOLJA iyo Madaxa hay’adda Freepress oo ka wadahadlay wax ka qabashada shuruucda Saxaafaddaqabyada ka muuqata shuruucda Saxaafadda Somaliland. Hay’adda Freepress iyo SOLJA waxa ay kulankooda kaga wadahadleen baahiyaha ka jira […]
Read more