Ururka SOLJA oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta iyo Hay’adaha Warbaahinta
Hargeisa-solja-ururka Suxfiiyiyiinta Somaliland ayaa kulan hawleed kula yeesha Wasiirka Wasarada Warfaafinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, kulankaasi ay u jeedadiisu ahayd sidii ay ururka SOLJA iyo Wasaarada Warfaafintu isaga Kaashan lahaayeen Dardar galinta Ariamaha saxaafada iyo kor u qaadida xoriyatul qawlka. SOLJA iyo Wasiirku waxay ka wada hadleen sidii qorshada Diiwaan galinta Suxufiyiinta, samaynta Gudi anshax, iyo arima kale oo dhawr ah.
dhinaca kale ururka SOLJA waxa kale oo uu la kulmay mulkiilayaasha Warbaahinta sida ka muuqata Muuqaalka Hoose.