Hogaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa kulankoodii afar biloodka ahaa ee ugu horeeyey ugu qabsoomay xarunta Guud ee Ururka, kulankaas oo socday 25-26/03/2016-ka, waxaana ka soo baxay go’aamo ka turjumaya xaaladda Saxaafadda Somaliland, iyadoo labadii cisho ee uu kulankaasi socday lagu lafo-guray caqabadaha ku gedaaman Suxufiyiinta. Kulanka hogaanka sare waxa lagaga Dooday qaabka […]
Read moreUrurka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu u arkaa Dacwadaha ka dhanka ah hay’addaha warbaahinta iyo Suxufiyiinta Somaliland ee loo marayo Xeerka Ciqaabta Guud mid ka hor imanaya Xeerka Saxaafadda Somaliland qoddobkiisa 10aad faqradiisa 6aad, kaasoo si cad u sheegaya in Dacwadaha Saxaafadda loo raaco xeerarka Madaniga ah ee Dalka. Ururka SOLJA waxa maalmahan uu isha […]
Read morePress Release Somaliland Journalists Association (SOLJA) would like to thank the judiciary branch for accepting the lawsuit case against the Interior Minister Mr. Ali Mohamed Waran’adde on 14/04.2016. The lawsuit opened by the court is about bringing the minister of interior to the justice in order to sue him for his deliberate perpetration made to […]
Read moreUrurka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu Bahda Garsoorka uga mahadnaqayaa inay Ururka ka aqbaleen isla markaana u fureen manta oo ay bishu tahay 14/04/2016-ka Dacwad ka dhan ah wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed warancade, kaasoo Qafaalasho iyo Garaacis sharci darro kula kacay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo Maxkamadda u gudbiyey cabashadiisa toddobaadkan taasoo […]
Read moreSOLJA apply its Independence Law No: 27/2004 Article 6 and 7, which clearly defines the access permission of citizens to media, and to clear the way through the requirements, procedures, he sees challenges many in the public transit system, after the Ministry of Information and the Attorney general directly and indirectly restricted license rights of […]
Read moreOn last day of March 2016, Somaliland Journalist Association had welcomed a World Vision International Team and two other senior journalists by discussing the current deadly drought which is happening in Somaliland regions and the current political situation in Somaliland like Voter registration. On behalf of SOLJA Executive Director , we had a two hours […]
Read morePress Release : SOLJA strongly condemns the actions taken by the Minister of Interior Ali Mohamed Waran- cadde and his bodyguards kidnapped and tied with injury to the journalist C/ Fatah Ismail Caarshe. Association formed to see that Minister Ali Mohamed Warancade serves the bodyguards made a habit of abuse, torture and harassment of journalists […]
Read moreHargeysa(SOLJA) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu si adag u canbaaraynayaa talaabada ay wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade iyo ilaaladiisa gaarka ahi ku qafaasheen isla markaana Guri ugu xidheen iyagoo dhaawacyo gaadhsiiyey Wariye C/fataax Ismaaciil Caarshe oo ka mid ah Suxufiyiinta Somaliland. Ururka SOLJA waxa uu u arkaa in Wasiir Cali Maxamed […]
Read more