Author: Abdishakur Mohamud
Incapable of drawing a single stroke at the present moment
O my friend — but it is too much for my strength — I sink under the weight of the splendour of these visions! A wonderful serenity has taken possession of my entire soul, like these sweet mornings of spring which I enjoy with my whole heart. I am alone, and feel the charm of […]
Read moreA small river named Duden flows by their place
Pityful a rethoric question ran over her cheek, then she continued her way. On her way she met a copy. The copy warned the Little Blind Text, that where it came from it would have been rewritten a thousand times and everything that was left from its origin would be the word “and” and the […]
Read moreUrurka SOLJA oo gabdhaha wariyayaasha ah kulan ugu qabtay Hargeysa
Hargeysa(SOLJA) Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) ayaa in ka badan soddo Hablood (30) oo ka kala shaqeeya Hay’adaha warbaahinta u qabtay kulan balaadhan oo lagu falanqaynayey kaalinta ay Gabdhaha wariyayaasha ahi kaga jiraan horumarinta Saxaafadda Dalka. Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Xayaad Maxamed iyo Saynab Maxamed Cabdi waxa lagaga dooday Doorka ay Gabdhaha wariyayaasha ahi […]
Read moreUrurka SOLJA oo Xukuumada ugu Baaqay In deg deg loo sii daayo Suxufiyiin XIdhan
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta iyo Xukuumadda ba ugu baaqayaa in la sii daayo toddoba wariye oo ay maanta ciidanka Booliiska Wasaaradda warfaafintu u taxaabeen Saldhiga, kuwaas oo mid ka mid ah xaaladdiisa Caafimaad aad u Liidato, kadib markii ay Garaaceen. SOLJA waxay walaac xoogan ka muujinaysaa khilaafka soo […]
Read moreMessage from Somaliland Journalists Association
Let Journalism Thrive! Somaliland Journalists Association (SOLJA) is celebrating with rest of the nations around the world of world press day. SOLJA believes that freedom of media is essential for democracy, for peace, and for sustainable development thus SOLJA will keep on its work to help Somaliland media from struggle to thrive. Somaliland media is […]
Read moreWar-saxaafadeed: Xuska maalinta Saxaafadda Adduunka 3 May
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maalinta Saxaafadda dunida kala qayb qaadanayaa xuska 3 May oo ay maalinta saxaafadda dunida, taasoo manta laga xusayo daafaha dunida gaar ahaan SOLJA waxay farxadda manta la qayb sanaysaa Qaaradda Afrika oo xuskan si weyn looga qaban qaabiyey, maadaama dibu-dhac badani ka muuqdo isla markaana Xukuumaddaha ka taliya qaarkood […]
Read moreUrurka SOLJA Oo Tababar Ugu Soo Xidhay 90 Suxufi Laascaanood Iyo Boorama
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa tababarro muddo seddex maalmood ah uga socday Magaalooyinka Laascaanood iyo Boorama u soo geba gebeeyey 90 suxufi oo ka hawl gala qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland. Tababarkan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka SOLJA oo kaashanaya ayna maal-gelisay hay’adda National Endowment for Democracy (NED), oo muddo laba maalmood […]
Read moreSOLJA oo in ka badan 90 Suxufi ku Tababaraysa Boorama iyo Laascanood
Laascaanood/Boorame (Solja)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa tabaro socon doona muddo Seddex maalmood ah u furay in ka badan 90 weriye oo ka kala socda gobolada iyo degmooyinka kala duwan ee dalka. Weriyeyaal tiradoodu tahay 45 xubnood oo ka socday Gobolada Togdheer, Sanaag iyo Sool, ayaa tababarku uga furmay magaalada Laascaanood shalay, kuwaasoo uu […]
Read moreMission Journal: Fewer arrests but fear still lingers for Somaliland’s press
Conditions for the press in the semi-autonomous republic of Somaliland may, on the surface, appear to be improving. But without a functioning media law to lend protection, and pending legislative elections, journalists remain wary of state harassment. Authorities have, for instance, decreased the rate and duration of arbitrary detentions of journalists, Mohamoud Abdi Jama, […]
Read moreSOLJA: War-Murtiyeedka Kal-fadhiga 1aad Ee Golaha Sare Oo Hargeysa Ku Qabsoomay
Kal-fadhigii 1aad ee Golaha sare ee shanaad ee Urrka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo shalay ku qabsoomay xarunta dhexe ee ururka Magaalada Hargeysa ayna ka soo qayb galeen 12-xubnood oo ka mid ah 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Goluhu ayaa waxa lagu naaqishay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen dhagaysiga warbixino […]
Read more