Author: Abdishakur Mohamud
Communiqué to end impunity against media On 3rd November 2018
At the end of one day workshop held in Hargeisa at Hotel Maansoor on 3rd November 2018, participants attended the workshop collectively concluded this joint communiqué on the advocacy ending media impunity and inauguration of international day of freedom on the 2nd November 2018 and agreed to uphold the following draft principles as of 3rd […]
Read moreOgeysiis: Abaal Marinta Cawke (Awke Award 2018)
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu ku war-gelinayaa dhamaan Suxufiyiinta Somaliland in uu Tartankii Abaal marinta Cawke ee sanadka 2018-ku si rasmi ah u furan yahay 15/09/2018-15/10/2018-ka. Sidaas daraadeed; Dhamaan Suxufiyiinta Somaliland waxa laga codsanayaa inay soo xaraystaan barnaamijyadda kala duwan ee ay kaga qayb galayaan Tartanka. Qaybaha iyo Barmaamijyada lagu tartamayo :- · Warbixinada […]
Read moreBrief on Somaliland press law 27/2004 amendment process
Dear All, Somaliland journalists association and Ministry of Information of Somaliland have jointly addressed the importance of press law amendment to guarantee the rights of journalists and media houses in strong legal frameworks to ensure the freedom of information and freedom of expression is exercised without least interferences. Accordingly, couple of days before on 12 […]
Read moreBriefing: Launching Ceremony for Somaliland Press law 27/2007 Amendment Process held on 30 June 2018
Somaliland Journalists Association and Somaliland Ministry of Information together conducted a one day launching ceremony for Press law amendment (27/2007) process to be started in order to get a comprehensive law that protects the rights of journalism and create responsible journalism across Somaliland. Previously, SOLJA had a several meetings with the new Minister of information […]
Read moreUrurka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegida Xeerka Saxaafada
Kulan Balaadhan ooh or-dhac u ahaa dib u eegida xeerka saxaafada Somaliland ee XEER NO 27/2004 kaasi oo qabyo ahaa ayaa maanta si rasmi ah looga furay magaalada Hargeysa, waxaana madashaasi ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-galinta C.raxmaan C/laahi Faarax (Guri-barwaaqo), Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac(Xuuto),Agaasimaha guud ee wasaarada […]
Read moreSOLJA conducted two days training on Press freedom & freedom of speech in Burao
Burao-A two day Capacity Building for Journalists on Press freedom & and freedom of speech drawn from Togdheer region of Somaliland organized by Somaliland Journalist Association “SOLJA” opened today in Nasteho Hotel , Burao City. Mr. Liban Abdi Hassan, the Programs Coordinator of Somaliland Journalist Association “SOLJA” speaking during the opening ceremony Mentioned that the […]
Read moreSOLJA Held Training about Media Safety in Sool Region
on 24-25 June, 2018 Somaliland Journalists Assocition (SOLJA) has successfully completed a 2 day training with 20 individual Journalists from different media houses both private and public. These two days training is about how the Journalists are reporing safely from Sool region, the main objective was to learn journalists how to operate their work as […]
Read moreUrurka SOLJA oo Sheegay inaanay Xayraada Wargeyska Waaberi Xeerka Saxaafada Waafaqsanayn
Ururka SOLJA waxa uu u arkay xayiraadda ay maanta xukuumaddu saartay wargeyska Waaberi mid aan waafaqsanayn xeerka Saxaafadda Somaliland kaasoo muwaadiniinta xaq u siinaya inay nidaam xeerka waafaqsan u furan karaan hay’ad warbaahineed. Ururka SOLJA, waxa uu xukuumadda ugu baaqayaa inay ka qaado xayiraadda ay saartay wargeyska Waaberi, kaasoo labadii toddobaad ee u danbeeyey ku […]
Read moreSOLJA iyo Al-bashiir Oo Wada Jir u qabtay Kulankii 3aad Ee Culimada Iyo Saxaafadda
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja iyo Hayada Al-bashiir oo sanad walba qaba kulan sanadle ah oo ay ka soo qayb galaan saxaafada iyo Culimada dalka ayaa waxa laga furay magaalada Hargeysa kaasi oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah saxafiyiinta magaalada Hargeysa iyo culimada dalka iyo Masuuliyiinta xukuumada oo uu ugu horeeyo […]
Read more