Journalists–Law Enforcement Workshop in Erigavo

The Somaliland Journalists Association (SOLJA) successfully conducted a one-day workshop in Erigavo, Sanaag Region, focusing on improving the relationship and understanding between the media and law enforcement agencies. The event brought together 30 participants, including journalists from regional media outlets and members of the Sanaag Regional Police. The workshop aimed to foster mutual respect and […]

Professional Financial Journalism Training Workshop in Hargeisa

The Somaliland Journalists Association (SOLJA), in collaboration with the Somaliland Banking Association (SLBA), successfully held a two-day training workshop on Professional Financial Journalism in Hargeisa. The event brought together 30 journalists from various media outlets across Somaliland, with the goal of enhancing their knowledge and reporting skills in economic and financial journalism. The workshop focused […]

SOLJA Conducts Disaster information Sharing workshop in Borama

The Somaliland Journalists Association (SOLJA) organized a workshop in Borama City focused on Disaster Risk Management. The event brought together 35 participants, including members of Awdal Regional Media, local government officials, representatives from civil society organizations, and students from Amuud University. The workshop aimed to enhance collaboration on climate change information and improve community communication […]

Abaal-marinta Cawke Award 2024

Hordhac. Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta Cawke oo ku suntan dhiirigalinta Suxufiyiinta, xuska maalinta Saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxaafadda Somaliland. Abaalmarinta SOLJA ee CAWKE AWARD waxaa ku tartami kara qof walba oo suxufi ah (Rag iyo Dumarba) kaas/taas oo soo saaray/saartay sheeko muuqal ah, maqal ah, qoraal ah ama ah […]

Maalinta Caalamiga ah ee soo afjarida la xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 02.11. 2022, waxa maalintan oo kale sanad walba dunida laga xusaa maalinta dabargoynta tacadiyada iyo danbiyada ka dhanka ah saxaafada. Sanadkan 2022, waxa isku sidkan oo dunida laga xusayaa maalinta dabargoynta tacadiyada iyo danbiyada ka dhanka ah saxaafadda iyo sanad guurada 10aad ee qorshaha qaramada midoobay ee lagu cidhib tirayo […]

TARTANKA SUXUFIYIINTA EE ABAALMARINTA CAWKE 2022

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 Nov 2022. Sannadkan si la mid ah sanadihii hore waxa ay saxafiyiinta Somaliland ku tartamayaan abaalmarinta Cawke. Mawduucyada lagu tartamayaana waxay kala yihiin: Radio/Audio: Qabyaalada iyo Saamaynta […]

TARTANKA SAXAFIYIINTA EE ABAALMARINTA CAWKE 2021

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 Nov 2021. Sannadkan si la mid ah sanadihii hore waxa ay saxafiyiinta Somaliland ku tartamayaan abaalmarinta Cawke. Mawduucyada lagu tartamayaana waxay kala yihiin: Covid19 iyo saamaynta uu […]

SOLJA’S NEW CHAIRMAN & LEADERSHIP TAKES OFFICE OFFICIALLY.

The newly elected leadership of the Somaliland Journalists Association (SOLJA) officially took office on 13th Jan 2021. In a ceremony held in Hargeisa attended by the Deputy Minister of Information, the Presidential Adviser on Electoral Affairs, Somaliland journalists and Somaliland media stakeholders, the new SOLJA Chairman Zakariye Ahmed Muhumed took office on behalf of the […]