Category: Activity
President Ahmed Silanyo’s Speech at the Somaliland Media Summit
Hargeisa, SOLJA- Below is the full text of President Ahmed Silanyo’s speech duing the launching ceremony of the country’s National Medi Day in Hargeisa on Wednesday, November 9, 2016. “It is great honor and priviledge to attend this important event,which brought together Republic of Somaliland’s media stakeholders in order to consult on their interest and […]
Read moreSOMALILAND MEDIA SUMMIT
Brief Report Date of Summit:08-09 November, 2016 Venue: Maansoor President Ahmed Siilanyo welcoming in the Summit scene: Executive Summary of first Somaliland Media Summit SOLJA conducted the first Somaliland Media Summit (SMS) participated by journalists from various media houses and […]
Read moreShirweynihii Caalamiga ahaa ee arimaha Saxaafada + Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland oo la soo Gabo-Gabeeyey
Xuska Maalinta Saxaafadda Oo la xusay iyo Abaal marin loogu Magac daray Allah Ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Wariyeyaal la gudoonsiiyey, kuwaasi oo ku tartamay Barnaamijyo la xidhiidha Arimaha Bulshada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Ka Qayb Galay Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Lagu Qabtay […]
Read moreShirkada TELESOM oo Ururka SOLJA ku wareejisay Qalab Warbaahineed
Hargeisa-SOLJA- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Deeq qalab ah ka gudoomay shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom, qalab kaasi oo ay shirkadu soo gaadhsiisay Xarunta Guud ee Ururka SOLJA ee magaalada Hargeysa, qalabkan oo isugu jiray Mishiinka Daabaca Kaadhadhka Aqoonsiga oo lagu daabaci doono, Kaadhka Suxufiyiinta Somaliland, Miksar, Makarafoono, Camarad iyo agabkoodii kale. Madaxa Suuq gaynta […]
Read moreUrurka SOLJA Oo daahfuray Mashruuca Kor U qaadida Xoriyada Saxaafada
Hargeisa-SOLJA-Kulanka oo furitaankiisa ay ka soo qayb galeen wasiirka warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani, Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Shurkri Xariir Ismaaciil, iyo sidoo kale inta badan bahda warbaahinta waxaa ugu horayn kulanka ka hadlay Agaasimaha fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Yaxye Maxamed Cabdi isaga oo ka hadlay waxyaabaha uu kulankaasi […]
Read moreUrurka SOLJA oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta
Hargeisa-SOLJA-Ururuka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo uu hor kalacayo Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxdiid Cadaani, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Marwo Shugri Xariir iyo Wasiiru dawlaha warfaafinta. kulankan oo lagu qabtay Xarunta Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxa ay Ujeedadiisu ahayd sidii ay Masuuliyiinta […]
Read moreSOLJA and NED Meeting:
On Tuesday, 20 September SOLJA have a meeting with NED- National Endowment for Democracy. NED is an International organization that works for the preservation of Democracy and media independence. To start with, the meeting participants were Eric Robinson, NED Senior programme officer, Mohamud Abdi Jama, SOLJA Chairman, Yahye Mohamed, SOLJA Executive Director and Liban Abdi […]
Read moreWar-saxaafadeed: Jooji Dhaleecaynta Suxufiyiinta
Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa kulankiisii shanaad ee hogaanka yeeshay 28-29 bishii Augost waxaanu kaga dooday xaaladda dhabta ah ee ay ku sugn tahay saxaafadda iyo suxufiyiinta Somaliland, kuwaas oo Qaranka Somaliland ugu shaqeeya si mutadawac-nimo ah, iyadoo duruufta ay ku shaqeeyaan tahay mid u baahan in si wadajir ah looga shaqeeya, isla markaana la […]
Read moreUrurada SOLJA iyo VIKES Oo tababar laba cisho socday wada qabtay
Hargeisa SOLJA -Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo ururka VIKE oo taageero ka helaya Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Finland ayaa si wada jir ah Tobabar ugu Qabtay Hotel maansoor ee magaalada Hargeisa, Tobabarkan oo Ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ka dhexeeya Warbaarinta Bahda Garsoorka iyo Booliska, ayaa waxa ka soo qayb […]
Read moreSOLJA Oo daahfurtay Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerka Saxaafadda
Hargeysa-SOLJA-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa daahfuray Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerarka Warbaahinta Somaliland oo isugu jira Xeerka Saxaafada iyo xeerka baahinta, munaasibadan oo lagu qabtay maansoor Hotel ayaa waxa ka soo qayb galay, Wasiiro, Xildhibaano, ururada bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta Qaybaheeda kala duwan. ugu horeyn gudoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac […]
Read more