The journalists Mr. Abdi Hassan Abdi of Bulsho TV and Mr. Abdirashid Sh. Abdiwahab Sh. Ibrahim, the chief editor of Foore Newspaper Officers attached to Somaliland Criminal Investigation Department on Sunday morning arrested and detained two journalists at a local hotel in Hargeisa. The CID officers headed by the officer in charge of Maroodi Jeh […]
Somaliland Journalist Association SOLJA is grateful the judiciary group especially Sahil region court who redeemed their freedom four reporters in which the Sahil mayor has imprisoned them illegally. SOLJA already declared the action of the mayor to detain the reporters was wrong, and he went outside the legal system of the country in particular has […]
Ururka SOLJA waxa uu canbaaraynayaa Xadhiga ay Maayarka iyo Booliiska Gobolka Saaxil kula kaceen wariyayaala tabiyey xildhibaano su’aal ka keenay Heshiiska Dekedda Berbera ee DP World iyo Xukuumadda Somaliland Ururka Suxufiyiinta Somalilan SOLJA waxa uu canbaaraynayaa talaabada ay ciidamadda Booliiska iyo Maayarka magaaladda Berbera C/shakuur Maxamuud Xasan Cidin aymaanta kula kaceen wariyayaasha Gobolka Saaxil oo […]
SOLJA calls for the people of Somaliland for optimum participation Registration of voters to elect those who lead them, because elections are the other options they have to choose leaders that can manage the country and come up with development strategies for progress. Registration Voters are rights that belong to citizens of the constitutional and […]
War-saxaafadeed: Doorka ay Komishanka, Axsaabta, Xukuumadda iyo Dadweynuhu ku leeyihiin Habacsanaanta Diiwaanglinta iyo Baaqa SOLJA Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu dadweynaha Reer Somaliland ugu baaqayaa inay si mug leh uga qayb qaataan Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha si ay usoo doortaan cidii hogaamin lahayd, maadaama Doorashooyinka soo socdaa ay yihiin fursado kale oo ay u haystaan inay […]
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maanta oo ah 3-May- 2016-ka oo ku beegan xuska maalinta Madax banaanida Saxaafadda Caalamka Hambalyo u dirayaa dhamaan Suxufiyiinta ku nool daafaha dunida, anagoo la qaybsanayna dhibaatada iyo Farxadda ay la nool yihiin ee ay leedahay Mihnada ay gacanta ku hayaan. Ururka SOLJA, waxa uu sidoo kale Hambalyaynayaa Suxufiyiinta […]
Hogaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa kulankoodii afar biloodka ahaa ee ugu horeeyey ugu qabsoomay xarunta Guud ee Ururka, kulankaas oo socday 25-26/03/2016-ka, waxaana ka soo baxay go’aamo ka turjumaya xaaladda Saxaafadda Somaliland, iyadoo labadii cisho ee uu kulankaasi socday lagu lafo-guray caqabadaha ku gedaaman Suxufiyiinta. Kulanka hogaanka sare waxa lagaga Dooday qaabka […]
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu u arkaa Dacwadaha ka dhanka ah hay’addaha warbaahinta iyo Suxufiyiinta Somaliland ee loo marayo Xeerka Ciqaabta Guud mid ka hor imanaya Xeerka Saxaafadda Somaliland qoddobkiisa 10aad faqradiisa 6aad, kaasoo si cad u sheegaya in Dacwadaha Saxaafadda loo raaco xeerarka Madaniga ah ee Dalka. Ururka SOLJA waxa maalmahan uu isha […]
Press Release Somaliland Journalists Association (SOLJA) would like to thank the judiciary branch for accepting the lawsuit case against the Interior Minister Mr. Ali Mohamed Waran’adde on 14/04.2016. The lawsuit opened by the court is about bringing the minister of interior to the justice in order to sue him for his deliberate perpetration made to […]
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu Bahda Garsoorka uga mahadnaqayaa inay Ururka ka aqbaleen isla markaana u fureen manta oo ay bishu tahay 14/04/2016-ka Dacwad ka dhan ah wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed warancade, kaasoo Qafaalasho iyo Garaacis sharci darro kula kacay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo Maxkamadda u gudbiyey cabashadiisa toddobaadkan taasoo […]