Author: Abdishakur Mohamud
SOLJA Oo daahfurtay Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerka Saxaafadda
Hargeysa-SOLJA-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa daahfuray Mashruuca Lafa gurka iyo wax ka badalka Xeerarka Warbaahinta Somaliland oo isugu jira Xeerka Saxaafada iyo xeerka baahinta, munaasibadan oo lagu qabtay maansoor Hotel ayaa waxa ka soo qayb galay, Wasiiro, Xildhibaano, ururada bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta Qaybaheeda kala duwan. ugu horeyn gudoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac […]
Read moreMedia Defense Legal Initiative’s (MDLI) Meeting:
On 3 August SOLJA has welcomed its headquarter the Chief Executive Officer of Media Legal Defense Initiative which is an international organization that is based in London. To start with, it was out great privilege to present the work of SOLJA and how we are very committed to stand for the rights and freedom on Somaliland Journalists […]
Read moreSOLJA’s report on Hargeisa International Book fair participation
Somaliland Journalists Association (SOLJA) have participated the 9th Hargiesa international book fair held in Guleed Hotel and Park on 23th July 2016. The SOLJA management team with the help of its enthusiastic leaders have presented the organizations work in own stall in the Book Fair. Some of our products we have presented were the […]
Read moreFive Journalists Arrested in Ethiopia
Early last week, on Monday, June 22, five journalists were invited to a press conference under false pretenses and arrested by authorities in the small town of Wajale, Ethiopia, which is located near the Somali border. Soon after, four of the five journalists were released while one, Muktar Nuh with the Horn Cable TV (HCTV), […]
Read moreSOLJA demands the release of reporter detained in Wajale
The Somaliland Journalist Association, an independent local media watchdog calls for the release of journalists abducted by the Liyuu Police, a paramilitary militia that accept orders from Abdi Illey’s. SOLJA confirms that three reporters have been released from captivity but Mukhtar Nur Ibrahim, Horncable television reporter is under police custody. The organization that aims to advance the […]
Read moreSOLJA WELCOMES FREEPRESS Unlimited
On behalf of Somaliland Journalists Association (SOLJA) , I am very excited to Welcome our headquarter the FREEPRESS UNLIMITED officials during June 2016. The FREEPRESS officials were consisted of three: Leon Van, the Team leader of Media development programme., Jens Kiesheyer, who is the Programme coordinator Fragile Africa and Abdi Asis Muse who is the […]
Read moreWar-saxaafadeed: wariye lagu xidhay Degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxay xukuumadda iyo ciidamadda Booliiska gobolka Saaxil ka codsanayaan inay xorriyadiisa usoo celiayaan wariye Sidiiq Carab Saleebaan oo katirsan Suxufiyiinta Madaxa banaan ee ee ka Hawlagala Gobolka Saaxil, isla markaana la qabtay isagoo war ka duubaya dad mudaharaad ka dhigayey magaaladda Sheekh. Wariye Sidiiq waxay ciidamadda booliisku qabteen isagoo gudanaya waajibaadkiisa […]
Read moreWar-saxaafadeed:- wariyayaal Reer Somaliland ah oo lagu xidhay Kililka 5aad ee Itoobiya
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu xukuumadda Somaliland iyo madaxda Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ugu baaqayaa inay Xorriyadiisa usoo celiyaan Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo ka tirsan HCTV, kaasoo isaga iyo afar wariye oo kale ciidamadda Liyuu Booliisku ka kaxaysteen magaaladda Wajaale. Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu xaqiijiyey inay wariyayaasha kala ah Muxyadiin Maxamed […]
Read moreSOLJA Iyo Al-bashiir Oo Hargeysa Ka Furay Kulanka Suxufiyiinta iyo Culimada U Dhexeeya
Hargeysa – Ururka Al-bashiir oo ka shaqeeya dacwada Diinta Islaamka iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa shalay magaalada Hargeysa ka furay kulan muddo saddex maalmood ah soconaya oo ku saabsan sidii saxaafaddu u tabin lahayd warar togan, una ilaalin lahayd anshaxa suuban ee saxaafadda iyo bulshada. Kulankan oo soconaya saddex maalmood ayaa saxafiyiintu culimada kaga dhegaysan […]
Read moreTababar 9 Suxufi Loogu Qabtay Xarunta SOLJA
9 Suxufi oo ka hawl gala Wargeysyada, Telefishanada iyo Idaacadda Radio Hargeysa, ayaa tababar ku saabsan tebinta Maamul wanaagga loogu soo geba gabeeyey Xarunta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Tababarkan oo socday muddo shan maalmood ah, oo fulintiisa iska kaashaday Mashruuca Xoojinta Dawladnimada ee SSG iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa muddadii uu socday […]
Read more